"Sarif-Same wuxuu naga badbaadiyay Nuugayaashii Nadhibay Hurdo Fiican Ayaan Seexdaa Markan Helay Sarif-same."
Sarif-Same · Deg-Deg + Amaano
Sarif-Same wuxuu aqriyaa fariimaha sarifka ee soo gala (ADEEGA SARIFKA) oo isla markiiba u diraa USSD Ahaan — Ma Siino Chance Nuugayaasha Ku Dhibay.
Nooca app-kaagu waa mid hore — soo deji nooca cusub hoose.
Soo dejiso Sarif-SameSaddex tallaabo — kadib waa otomaatig
ADEEGA SARIFKA, tusaale: Waxaad $3 u sariftay…
Isla markiiba — cod, ogeysiis, kadib USSD waa la bilaabaa
Qadarka Lacagta ayaa la diraa Isla markiiba 3.8sec gudahood
"Sarif-Same wuxuu naga badbaadiyay Nuugayaashii Nadhibay Hurdo Fiican Ayaan Seexdaa Markan Helay Sarif-same."
"Mobilekii Aan Marwalba isha Ku hayay Hada waxaan Udaayay Sarif-same Isagaa 100% iga qabtay hawshaas Mahadsanidin Bahda Sarif-same."
"Adeegsamida Waxaa Udheer Amaanka & Caawimaad Ay inoola diyaar yihiin 24/7."
Kadib soo dejinta APK — raac tallaabooyinkan
Sida loo soo dejisto appka sarif-same loona buux-buuxiyo.
Muqaalkan waxaad ku ogaanaysaa sida Adeegu Ushaqeeyo.
Hadad u baahan tahay caawimaad — nala soo xidhiidh WhatsApp.